NMJ
maxaa keena gaaska
Najah
Cabista sigaar
Sharaabyada Ashitade
I.w.l
Hayey12
hawo liqidda, tusaale marka xanjada la ruugayo, si degdeg ah wax u cunayso, cabbitaannada kaarboonaysan, wax cunaya oo hadlaya, iwm.
Ro143
Cuntooyinka wasaqda leh iyo keninyaasha naqaska , keniniga aspirin ka waxaa kaloo keeni kara walwalka iyo walbahaarka iyo aashitada caloosha waxaa neh sababa gaajada oo siyaado
Aways
Gaaska waxaa kena gaajada badan iyo wal walka