Suaalo
Somaliland Iyo Somalia Midkee Xaq U Leh Iibinta Badda Somaliland ?
Fartuun
[unknown] waxaa xaq u leh Somalia waayo Somali baan wada nahay lkn somaliland ma wada noqon karno
Maxfuudciise
Midna ma iibin karo lkn waa la kirayn karaa waxaana kiraynkara hadba cidda taladeedo ka go'do
Soodhacay
khadar
Midna maa iibin karo waayo waa hanti dadka soomaliyeed utaala
Ro143
Bada lama ibin karo lkn waa la kireyn karaa in la kireeya neh somalia aa xaq u leh
Sakariye908
Badda hadda ninja kataliya ayaa xaq uleh wanna somaliland waligeed hajirto