Ro143 Walaalo waxaa isku arkay cirbo xanuun saaid ah marka hurdada ka soo kaco iyo marki casar lagaaro oo xogaa yar meel aa hadana istaag soco is dhahaayo xanuunki baa igu bilaabanaayo oo socodka I dhibaayo 🥴🥺