Suaalo
1: Waamaxay Suaalo.com = Waa cinwaan sida magaca ka muuqata ah social media soomaaliyeed, kaasi oo su'aalo laysku soo weydiiyo.
2: Sidee loo weydiiyaa suaal = Ka sameyso cinwaan, kadib calaamada yar ee qalinka taasi oo ka muuqada halka u sareysa ee midigta ah taabo (Waa marka aad telephone isticmaalayso), Computerkana, Qoraalka WEYDII SUAAL taabo.
3: Suaalo noocee ah ayaa lasoo weydiin karaa = Wax kasta oo maskaxdaada kusoo dhaca!!, Waa website loogu talo galay cilmi, Ra'yi /afkaar iyo qoraal ururinta umadda soomaaliyeed.
4: Waa maxay lacagta laga sameynayaa cinwaankan = Lacagtu waa noocyo badantahay, Tartamo ayaa jira aan qabano bil kasta oo gaar ah, laakiin sidoo kale qof kastaaba qoraal kasta oo uu qoro iyo isticmaal kasta oo uu isticmaalo websiteka, wuxuu helayaa points uu lacag u bedelan karo.
5: Halkeen ka arkayaa pointskayga = Profilekaaga booqo, waxaad arkaysaa meesha coverka in ay ku taalo calaamada dollarka oo ay ku xigto inta aad kolba lacag ka sameysay isticmaalkaaga cinwaanka.
6: Ma kordhin karaa lacagta aan ka sameeyo = Haa, pointsku waxa ay ku kala xidhanyihiin kolba, qoraal wanaaga, sida Jawaabtaada hadii loo doorto BEST ANSWER, ama Suaashaadu hadii ay reactions iyo likes badan hesho, Dhanka kale sharingka su'aalaha ayaa isna ah mid aan ku darno xisaabinta pointska.